(Sawirro) Isaaq Max’uud Mursal oo u Mahad celiyey danjiraha Shiinaha ee Somalia

Wasiir ku-xigeenka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Isaaq Maxamuud Mursal, ayaa ku qaabilay maanta Magaalada Muqdisho, Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Fei Shengchao, isagoo kala hadlay xoojinta xiriirka labo geesoodka iyo iskaashiga u dhexeeya labada dal ee saaxiibada ah. Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, ayaa uga mahadceliyey … Continue reading (Sawirro) Isaaq Max’uud Mursal oo u Mahad celiyey danjiraha Shiinaha ee Somalia